|
Maxa Cusub
-
WARMUTIYEED: HAMBALYO KU SOCOTA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI IYO MADAXWEYNE KU XIGEEN CABDIRAHMAN SAYLICI
Gudiga Xisbiga Kulmiye ee Laanta Ottawa (Casimada Canada) waxaa
Sharaf weyn u ah ayagoo ku hadlaaya magacooga gaarka ah iyo kan taageereyaasha Xisbige ee Laanta
Ottawa, inay halkan ka hambalyeeyaan Madaxweynaha shanaad ee ummada...
Thursday, December 7, 2017
-
Ogaysiis
Waxa aan dhamaan shacabka reer soomaaliland ogaysiinaynaa sabti oo ay bishu tahay 9 december 2017, in aan qabaneyno caleymo sarkii maxaweynaha iyo madaxweyne ku xigeenkeena , mudane Muuse Biixi Cabdi iyo mudane Cabdiraxman Cabdill...
Thursday, December 7, 2017
-
Maxamed cali iyo shacabka awdal midh dan iyo dirir ah baan idhi, dawladana midh daw ah baan idhi !! Dr.khadar-Libaaxley.
Murti:
Hal waa yaab, hal-na waa ammakaag, hal-na waa yaabka-yaabkii.
1. Hal waa yaab : oo odayada cuqaasha iyo sulaadiinta qaar ka mida
makaahiil makadoor ayaa dhawaan warbaahinta la hor yimi iyagoo hanjabaad
hawada u marina...
Thursday, December 7, 2017
-
NIN DHAGA’LA AYAA IGU YIDHI: LACAGTII ABAARAHA MEEDAY? INTUU LABADII GACMOOD ISA SAARAY AYUU HADANA IGU YIDHI: MA KULMIYE TANUU ISKU DILAYAA?
ASC UMADA REER SOMALILAND OO DHANOOW GUDE IYO DIBADBA
Anigoon hadalka tarmin, maanta bal aan in yar idiinka taabto Xaajooyin iyo Caadooyin aynaan lahaan jirin, hadana si xawliya inooga soo If-baxay,
Baryahanba dhaqamada inagu ...
Thursday, December 7, 2017
-
Wax ka ogow falastiin Qalinkii Cabdi Cawiye
Falastiin reer falastiin ama dadka falastiiniyiinyu waxay ku hadlaan ama luqadahoodu yahay (Carab) (Af-Hebrow ama yahuudiga: ) waa wadan ku yaala bariga dhexe ee Qaarada Aasiya. Falastiin, waxa ay Xuduud la leedahay wadamada Masar...
Thursday, December 7, 2017
-
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa? Qaybta 5aad, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland,
Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa?
Qaybta 5aad, Waa Maxay Taageerada Siyaasadeed ee Aan
Looga Maarmin Aqoonsiga Dalka?
Qalinkii Xassan Cumar Hoorri
Qormadan waxaa aan ku daahfuray...
Wednesday, December 6, 2017
-
DAAWO: Oo Dar Illaahay Usoo Caawi Hooyo haysata Ciyaal Xanuun Kaga Dhacay Maqaarka Sare.
DAAWO: Oo Dar Illaahay Usoo Caawi Hooyo haysata Ciyaal Xanuun Kaga Dhacay Maqaarka Sare.
...
Tuesday, December 5, 2017
-
Hogaamintii Naebi Muxamed SCW Iyo Macallin-Nimadiisii
Waxaynu soo qaadanaynaa qodobo ka mid ah wixii uu ku sugnaa Nebi muxamed SCWoo ah hogaamin ku dayasho leh, iyo macallinnimo aan lala mid ahayn.
Waa toban qodob oo qof kastoo mas`uul ahi uu u baahan yahay lab iyo dhedig si a...
Tuesday, December 5, 2017
-
Afar qolo dadka iyo dalka ha laga qabto!
Dalkeena intii ugu doorka Rooneyd ayaa dooxato noqotay oo midada daabka haysata.
Dalka iyo dadku waxay u baahanyihiin in afar qolo laga qabto, qolo shanaad iyaga horaaba looga quustaye:
1. Odayaal koofiyad baclayaan ah.
2...
Tuesday, December 5, 2017
-
Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa? Qaybta 3’aad
Shaki kuma jiro doorashadii milgaha lahayd ee 13kii November in ay Somaaliland ku toshay billad, magac iyo qaddarin. Waxaa ay ahayd guul iyo qorrax aan baabacada lagu dabooli karayn oo u soo hoyatay dalka. Waxaa guulaystay shacabk...
Saturday, December 2, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|