|
Maxa Cusub
-
Madaxwayne Xukumadada Haku soo xulin nidaamka jeeganta,hana soo ceelin 4-ta wasiir ee……..
Mudane madaxwayne waxaad tahay rajadii shacabka ,waxaad hididiilo badan
ku abuurtay qalbiyo ka qaadhay dawladnimo,waxaa shacabka somaliland soo
jiitay hadaladii qiimaha iyo sharfta badanaa,waxay ka naxiyeen kuwii
shacabka dhiig...
Saturday, December 2, 2017
-
Dawlada Muuse Haddii Ay Sheegi Waydo Dayn Iyo Dakhli Ka Lagu Wareejiyey Waxay Noqon Doonntaa Dawlad Dalkeda Iyo Dadkeeda Khiyaantay
W/Q Maxamed Hagi
Dawladnimada xilkaska ahi hal dhaqan ayey leedahay; waana in ay soo bandhigto nooca miisaaniyadeed ee ay ku xaal jirto.
Tusaale ahaan, miisaaniyadda dawladdu ma mid dakhliga soo gala iyo kharashka baxaa isku dheelli-tiran yahay...
Friday, December 1, 2017
-
Jabuuti Somaliland waxay galisay qool ay muddo badan la gaadaysay.
Haddaan taariikhada dib u yar milicsano waxaan xasuusanaynaa in xidhiidhka somaliland iyo Jabuuti ka dhexeeyay uu ahaa mid kacsan oo ismaandhaaf mararka qaar huursanaa mararka qaarna furka tuuraayay ku suntanaa ilaa bilowgii ku dh...
Friday, December 1, 2017
-
Dawlad Noocee Ah Ayaa Madaxweyne Muse Bixi Laga Filayaa In Uu Soo Dhiso? Qore Ahmedweli Goth
Madaxweyne Muse Bixi marka uu kursiga ku fadhiisto, waxa laga filayaa in uu wasaarad kasta iyo hay'ad kasta la xisaabtamo, hantida qaranka ee ku jirta gacmaha dad gaar ah uu ka daba tago, kadibna uu shacabka uga warbixiyo wax qaba...
Monday, November 27, 2017
-
Maxay Shacabka Somaliland Ka Filanayaan Madaxweynaha Loo Doortay Shanta Sano Ee Soo Socda? W/Q. Aadan Cali Bile
Kaddib intii ay Somaliland xornimadeeda dib ugala soo noqotay nidaamkii dhicisoobay ee loo yiqiin ‘Soomaali-weyn’, waxa dalkan ka soo taliyey tiroba afar Madaxweyne oo xukunka u qabtay si dimuqraaddi ah oo ay shacabku ka wada ...
Monday, November 27, 2017
-
Baastada ugu Wanaagsan Aduunka Oo La Ogaaday In Ay Tahay Baasto Pima Oo Ay Keento Shirkada Salaama
Cilmi badhis caafimaad oo lagu hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida caanaha, food stuf rashinka dalalka soo saara ee ka diwaan gashan hayada hubinta tayada cuntooyinka baastada aduunka ee dalka Switzerland geneva who ayaa la...
Monday, November 27, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Wadamada Ugu Deeqsisan Ee Kusoo Baxay Darajada Kowaad Ee Wax bixinta?
Wadamo badan Ayaa noqonaya qaar ah deeqsiyiin iyagoo laga helayo taageero badan oo ay u fidinayaan dadka bani’aadamka ah ee dhibaatadu haysato, arinkaasi waa mid ka farxiyay dad badan oo u baahan in laga caawimo arimaha qaar oo ...
Monday, November 27, 2017
-
Dardaaran Iyo Talo Ku Socota Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay Md Muuse Biixi Cabdi.
Dardaaran iyo Talo ku Socota Madaxweynaha Cusub Ee l La Doortay
Md Muuse Biixi Cabdi .
Waxa mahad oo dhan iska leh ilahay SWT inaga dhigay Dad muslimiin ah inaguna abuuray gayiga nabad iyo barwaaqada ee somaliland waxan ilahay k...
Monday, November 27, 2017
-
Somaliland Ama Jeegan Qore: Sadam Osman Kaabash. –
Dawladda Muuse ee la sugayaa waxay ka dhigantahay Somaliland oo gacanta muuse ku burburtay ama kaga baxday is-tuhun, isnac, xil-fatan wkhti dheer qaatay, caddaalad-darro soo jirtay todoba sano iyo kale aamin bixid ka dhex alloosan...
Monday, November 27, 2017
-
Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade Oo U Soo Hambalyeysay Madaxwaynaha Cusub Ee (Somaliland) Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Asxaabtiisii ee Ciidanka Cirka, ayaa waxaan u soo Hambalyeynayaa Madaxwaynaha Cusub ee (Somaliland) Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si Aqlabiyad leh ugu doorteen Shacabka (Somaliland).
Mudanuhu, ...
Monday, November 27, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|