BALIGUBADLE MEDIA
Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade Oo U Soo Hambalyeysay Madaxwaynaha Cusub Ee (Somaliland) Mudane Muuse Biixi Cabdi.
November 27, 2017 - Written by admin

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Asxaabtiisii ee Ciidanka Cirka, ayaa waxaan u soo Hambalyeynayaa Madaxwaynaha Cusub ee (Somaliland) Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si Aqlabiyad leh ugu doorteen Shacabka (Somaliland).

Mudanuhu, waligiiba wuxuu ku dhex lahaa Ciidankii Cirka Soomaaliyeed Sharaf, Xushmad, Wanaag, Haybad iyo Hannaan-Hoggaamiye, waxaannu ku leennaahay: Waad u Qalantaa, ee Allaaha Awoodda Badan haku garab galo, aamiin.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

[email protected]

COMMENTS