BALIGUBADLE MEDIA
Ogaysiis
December 7, 2017 - Written by admin

Waxa aan dhamaan shacabka reer soomaaliland ogaysiinaynaa sabti oo ay bishu tahay 9 december 2017, in aan qabaneyno caleymo sarkii maxaweynaha iyo madaxweyne ku xigeenkeena , mudane Muuse Biixi Cabdi iyo mudane Cabdiraxman Cabdillahi Saylici oo dhamaan ku gulaystay doorashadii maxatooyadda ee ka dhacaday somaliland.
Waxa soo hadli doona madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo khadka telefanka inaga hadli doona habeenkaas.
Sacada oo ah 17h ilaa 01h
Adreesku waa : Hoefkade 602,
2526 CM Den Haag.

Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidha:
Gudomiyaha jaaliyadda somaliland: axmed cabdi xudhuun 0654751431
Gudomiyaha somali society in europe, cali axmed : 0623898090
Gudomiyaha ictiraafraadinta : Dr. Garaad cabdicasiis cali shire 0649102904
Gudomiyaha xisbiga kulmiye holland xassan cadde 0681479439
Sidaas iyo ka soo qaybgal wac oo wanaagsan

COMMENTS