BALIGUBADLE MEDIA
Muuse biixiAbdi madaxwaynihii ugu caddaalada badnaa Abid somaliland ee ina soo Mara!!!!!!!!
December 15, 2017 - Written by admin

Ilaahay ayaa awalan mahad iska leh,bal haddaba aan isku dayo inaan hadal kooban ka yidhaahdo
Xukuumadii shalay uu cugtay madaxwaynihii la doortay,sida aynu arkaynay muuse waxa uu magacaabay 23wasiir oo dhalinyar u badan,

maxamud cabdi jaamac

muuse kornayl
Haddaba wasiiradaasi dhammaan gobalada somaliland ayay ka soo kala jeedeen,wallow ay kala wasiiro badan yihiin gobaladaasi,haddaba waxaynu hore u soo naqaanay amma arki jirnay xukumad Kasta oo ina soo martay cidda markaa ka gadh-wadeenka ahi amma madaxwaynaha ka ahi uu u zad kordhin jiray gobolka uu ka soo jeedo amma aynu had iyo jeer ku dhaliili jirnay gobokiisi ayuu wixiiba siiyay,siilaanyo oo u dambeeyay madaxwaynayashaas ayaynu lahyn
Sad bursi ayuu siiyay gobolkiisii,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Halka madaxwayne kasta oo soo maraa uu 4 amma 5 wasiir u magacaabi jiray gobolkiisa,
muuse se waxa uu noqday madaxwaynihii u horeeyay ee dayrkaas jabiyay ee gobolkiisii gacmo madhan u tiriyay,ee hal wasiir u magacaabay ee ku yidhi anigaa idin matala ee halkaa wasiir waliba duco ku dara haddaad hesheen hhh,yaa waduud!!!!!! Ayana duceeyay

Sidaas darteed waanu kaaga mahad naqaynaa
Caddaaladdaa aad u hor seeday somaliland e ku dayashada mudan kuwa kaa dambeeyaana wxn
Ka rajaynayaa inay kugu dayan doonaan sunhaa wanaagsan ee aad jeexday, haddaba waxaan u yeeshagayaa qolooyinka ka biyo diiday amma ay filan waaga ku noqotay wasiirkaas loo dhiibay een illaa hadda wasaaradiisii meel ay hore ugu taalay aan lagaranayn!! War maydaan fahmin madaxwaynaha e hambalyo ayuu idinka mudan yee hambalyeeya,si dadban waxa uu idinku sheegay inuu asagu matalo gobolka hawd intaa uu xilka hayana aydaan waxba soo doonan oo magaaladiina ka shaqaysataan,allaw iskin fahan sii”””””””””””””””””””””””””””””””””””””””””””””

Hawdaw wax fahan oo haka soo ag warwegina madaxwayna qaranka u shaqaynaaya 5-ta sano
Ee kursiga ku fadhiyo muuse biixi abdi,haddaba
siilaanyo,tuur,cigaal,intaba waxaa inoogu faani jiray burco ilaa ceel-afwayn,ceerigaabo oo ina odhan jiray waxaasiba gobaladayada ayay ka soojeedaan, bal haddaba maxaa idiin diiday intaad cagaha fidsataan ood doonyaysataan tidhaahdaan HAwd madaxwaynuu dhalay doorkan,wallee REER HAWD-baan il-bixin hhh,
,qoladii kulmiye ahayd ee reer Hawdka ahayd anigii aan kulmiye taageersanayn ayaa ka niyad wacan maanta ballan alla,waar iska shaqa taga ducuu idin raaciyay maanta muusee,Waliba madaxwayne waxaanu kaa codsanayna intaa aad kursiga joogto in aanad wax dambe u magacaabin gobolka aad ka soo jeedo waa inagu ceeb,dadkana caddaalad ayaynu braynaa

madaxwaynihii caddaaladda somaliland u hor seeday ammaan-baanu dusha kaa huwinaynay

Qalinkii Maxamud Cabdi Fiiqane

COMMENTS