BALIGUBADLE MEDIA
Wax ka barro Magaalada Qudus W/Q Cabdi Cawiye
December 9, 2017 - Written by admin

Qudus ( Af-Hebraw רושלים ) waa magaalo kutaala dalka Falastiin. Qudus waa magaalamadaxda
shacabka Falastiin waana qibladdii hore ee Muslimiinta. Qudus waxa ku yaala bayt alaqsaa oo
ah qibladda saddexaad ee islaamka. Qudus waa magaalo aad u taariikh dheer. Magaalada
qudus waxey u kala qeybsantahay labo qeybood., qeyb waxey magaalamadax u tahay dadka
Falastiinyiinta ah, qeyb neh dadka Yahuuda ah. Sanadku markuu ahaa 1949 ayaa Yahuuda waxa
ay ku dhawaaqeen in ay Qudus tahay magaalamadaxda israaiil, waxaanay u soo rareen inta
badan wasaaradaha dawladdooda iyo xarumaha dawladda waxayna dajiyeen qaybta ay ka
haystaan magaalada qudus balse caalamku uma aqoonsana.

Qudus
Ingriis: Jerusalem
Magac loogu yeero: Ir ha-Kodesh (Holy City), Bayt al-Maqdis (House of the Holiness)
Dhacdaa: 31°47′N 35°13′E / 31.783°N 35.217°E
Degmo Qudus
Xukunka
• Duqa Zaki al-GhulNir Barkat
Baaxadda
• Magaalo 125.156 km2 (48.323 sq mi)
• Metro 652 km2 (252 sq mi)
Joogga 754 m (2,474 ft)
Tirada dadka (2012)
• Magaalo 801,000
• Tiro Badnaan 6,400/km2 (17,000/sq mi)
• Magaalo 1,029,300
Magac uyeel Jerusalemite
Saacad IST (UTC+2)
• Xagaa (DST) IDT (UTC+3)

Area code(s) overseas dialing +972-2; local dialing 02

COMMENTS