-
Turkiga oo Markale Soo Bandhigay Cadaymo Muujinaya Halka Lagu Aasay Maydka Sucufigii Boqortooyadda Sucuudigu Khaarajisay
Cadeymo badan oo Turkey uu ururiyay ayaa muujinaya in meydka wariye Jamaal Khaashuqji ee wali maqan uu ku dhex jiro ceelka beerta ku taala guriga Qunsulka Sacuudiga ee dalka Turkey.
Kadib markii si taxadar leh halkaasi ay u dhi...
Tuesday, January 1, 2019
-
Jabhadda oo ONLF oo Shaacisay Qorshe ay Kaga Qayb Galayso Saaxadda Siyaasadda DDSI
Ururka ONLF ayaa maanta ku dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeedoo ka qeyb geli doono doorashada Dowlad Deegaanka Soomaalida ka dhici doonta sanadka 2022
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 1, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Magacaabis Iyo Xil Qaadis Ku Sameeyay Qaybo Kamida Xukuumaddiisa
madaxwaynaha somaliland ayaa magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay qaybo kamida xukuumadiisa waxaana uu agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda u magacaabay maxamed cabdi gurxan
halka uu agaasimaha guud ee cadaaladda u magac...
Monday, December 31, 2018
-
Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyadda Federaalka ee 2019-ka
Xildhibaannada dood ka yeeshay Miisaaniyada ayaa ugu danbeyntii waxaa ogolaaday 174 mudane ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2019.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxa...
Monday, December 31, 2018
-
Sheekh Hasina oo Mar Kale Loo Doortay Ra’iisalwasaaraha Bangladesh
Ra'iisalwasaaraha dalka Bangladesh Sheekh Hasina ayaa mar saddexaad loo doorto xilkaasi ka dib doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay oo Axad ahayd, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka dalkaasi.
Xisbiga Sheekh Hasina...
Monday, December 31, 2018
-
Mucaaradka Congo oo Dhaliilay Doorashadii Dhacday
Musharraxiinta mucaaradka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa ka cabanaya wax isdaba marin ballaaran oo ay sheegeen inay haraysay doorashadii madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaasi.
Dadka codkooda dhiibtay ayaa sheegay...
Monday, December 31, 2018
-
Xisbiga Ucid oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Daakhiliga
Xisbiga Ucid oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Daakhiliga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 31, 2018
-
Siyaasi Hore Uga Tirsanaa Xisbiga Kulmiye oo Iska Casilay Xisbigaas
Siyaasi Hore Uga Tirsanaa Xisbiga Kulmiye oo Iska Casilay Xisbigaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 31, 2018
-
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Canfarta Ku Dhex-Maray Itoobiya
Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Abeba ayaa qoray inay xiisadi ka dhex aloosan tahay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Cafarta, kuwaasi oo isku haysta milkiyadda Deegaan lagu magacaabo Endefo ama Kebele yareey oo ku ...
Sunday, December 30, 2018
-
Somaliland Oo Ka Hadashay Shirkadaha Dalka Shiinaha Ee Ay Soomaaliya Fasaxa U Siisay Kalluumaysiga
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay heshiiska ay Dawladda Somaliya la gashay Shirkadaha Shiinaha laga leeyahay ee ku bahoobay COFA, kaas oo ay Soomaaliya ugu saxeexday inay ka kalluumaystaan badda Soomaaliya.
Wasiirka Wasaar...
Sunday, December 30, 2018
« Previous Page — Next Page »