BALIGUBADLE MEDIA
Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Baqdaadi oo Shaaciyey Sharciyo ay u Gudbiyanayaan Golaha Wakiillada
January 3, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi”, ayaa ka hadley sharci ay gaynayaan golaha Wakiilada, Isagoona sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in goleyaasha sharci dejintu ay meel mariyaan ugu yaraan 6 xeek oo waxka tari doona in dalka laga furto Bangiyo oo dhaqaalaha wadanku kobco.

baqdaadi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS