BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Kormeer Kadisa Ku Maray Saldhigyadda Magaaladda Hargeysa
January 3, 2019 - Written by admin

madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa fiidnimadii habeen hore kormeeray saldhigyadda magaaladda hargeysa si uu ugu kuur galo xaaladda saldhigyadda magaaladdu ay ku suganyihiin iyo nadaafadooda.

majaalilayste muuse

madaxwyane biixi ayaa ayaa kormeer kadis ah ku maray saldhigyadda magaaladda isagoo qol qol u soo maray saldhigyadii uu kormeerayay waa markii labaad ee madaxwayne biixi kormeero saldhigyadda magaaladda hargeysa tan iyo intii uu xilka hayay waxaana halkaas laga dheehan karaa sida madaxwaynuhu xogogaalka ugu yahay xaaladda maxaabiista ee dalka iyo guud ahaan xaaladda dalkaba

madaxwayne biixi ayaa hadii uu sii joogteeyo kormeerada noocan ah islamarkaana uu raaciyo maxkamadaha dalka oo iyagana dulmi badani hadheeyay wax wayn ka qaban kara cabashooyinka ugu waawayn ee dalkan hadheeyay kuwaas oo ay ugu wayn tahay cadaalad darradu iyadoo dalkani hadii uu cadaalad helo uu noqon karo dal hiigsan kara dalalka horumarka wayn gaadhay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS