-
Madaxweyne Farmaajo “Weeraradan oo Kale Nama Hor Istaagi Karaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynuhu ...
Saturday, December 22, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Golaha Wakiiladda Horgeeyay Odoroska Miisaaniyadda Sanadka 2019
Wasiirka Maaliyadda oo Golaha Wakiiladda Horgeeyay Odoroska Miisaaniyadda Sanadka 2019
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 22, 2018
-
Xog-hayaha Difaaca Mareykanka Jim Mattis oo Is-casiley
Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu shaqada ka tagayo bisha February.
Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey in uu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka dhalanaya.
Balse ...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo Laga Dalbaday Inuu Raali-galin Ka Bixiyo Dhiibistii Qalbi-Dhagax
Iyadoo Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale waxaa jira sharuudo xildhiba...
Saturday, December 22, 2018
-
Hadaladii Madaxwayne Biixi Ka Jeediyay Shirkii uu La Qaatay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia
Hadaladii Madaxwayne Biixi Ka Jeediyay Shirkii uu La Qaatay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Hadlay Kulankii Wajaale Iyo Qodobadii Lagaga Hadlay
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Hadlay Kulankii Wajaale Iyo Qodobadii Lagaga Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Soo Gaadhay Wajaale + Muuse Biixi oo Soo Dhaweeyay.
madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida ethiopia mustafe maxamuud cagjar ayaa soo gaadhay magaalo xuduudeeda somaliland iyo ethiopia ee wajaale waxaana madaxwaynaha halkaas kaga hortagay madaxwayne biixi iyo wafti uu hogaaminayo.
...
Friday, December 21, 2018
-
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Dhawaaqey Inuu Jabay Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo
Qoraal goor dhaweyd ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay inuu meesha ka baxay Mooshinkii 9-kii bishan laga keenay Madaxweyne Farmaajo.
...
Friday, December 21, 2018
-
Komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen Cusub
Komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeen Cusub
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 20, 2018
-
Shirkadaha Qatar Airways, Saudi, Imaaraad Masar oo Duulimaaadyo Ka Bilaabaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Hagaajinta amaanka duulista hawadda iyo xaalada guud ee wadanka ayaa sababtay in shirkaddo caalami ah bilaabaan duulimaadyo toos ah oo ay ku imanaya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho.
Said Eliy...
Thursday, December 20, 2018
« Previous Page — Next Page »