|
wararka
-
Mareykanka oo Shaaciyay in uu Ciidamadiisa Kala Baxayo Suuriya
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.
Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood g...
Thursday, December 20, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Madaxweynaha Soomaaliy Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyd...
Thursday, December 20, 2018
-
Wariye Caan ah oo Shaqadiisii Ku Waayay Warbixino Been Ah oo uu Daabacay
Wargays ka soo baxa dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Der Spiegel ayaa waxa ay shaqada ka eryeen mid ka mid ah weriyayaasha ugu caansan ee ka howl gala xaruntooda kuna guulaystay abaalmarin, kaddib markii lagu eedeeyey inuu sameeye...
Thursday, December 20, 2018
-
Daawo Qaabkii Haayadda Shaqaalaha Dawladdu Uga Qaaday Ardaydii Hargeysa ee U Tartamaysay Kontonka Kaalmood
Daawo Qaabkii Haayadda Shaqaalaha Dawladdu Uga Qaaday Ardaydii Hargeysa ee U Tartamaysay Kontonka Kaalmood
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 20, 2018
-
Xubnaha Ka Mida Qoyska Boqortooyda Saudi Arabia oo Xaalad Argagax leh Wajahaya
Qoyska boqortooyada Sacuudi Carabiya waxa ay ku sugan yihiin xaalad “Argagax”ah oo uu ku hayo dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan, waxaa sidaas warisay Jariiradda Sunday Times ee London.
Warbixintan oo uu qoray wariyaha m...
Wednesday, December 19, 2018
-
Waa kuma Madaxwaynaha Maanta Ku Guuleystay Xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed
Cabdi Casiis Xassan Maxamed Lafta -Gareen ayaa maanta ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed isaga oo ku guuleytay wareegii horeba 101 cod oo noqoneysa guushii ugu ballaarneyd oo musharax madaxweyne maamul ...
Wednesday, December 19, 2018
-
Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Wada-hadaladda U Bilaabmay Muncaaradka Iyo Xukuumadda
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kulan laba habeen ka hor madaxtooyada ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxda xibsiyada mucaaridka
Isha Ku...
Wednesday, December 19, 2018
-
Cumar Albashiir oo Booqday Dalka Colaadaha Baahsani Hadheeyeen ee Suuriya
Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa waxaa uu ka degay caasimada dalka Suuriya ee Dimishiq , waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyey ee carbeed ee dalkaasi taga tan iyo intii ay dagalada Sokeeye ay dalkaas...
Wednesday, December 19, 2018
-
Miisaniyadda Sanadka 2019 Maxay Kaga Duwantahay Miisaniyadii Dhicisawday ee Sanadka 2018 ?
Maxaa Loo Aanaynaa Shaqo Ka Caydhinta Man United ee JouGolaha Wasiirrada Somaliland, ayaa Shir aan caadi ahayn oo ay Maanta yeesheen oo uu shirgudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxay ku ansixiyeen Oddoroska Miisaniyad-sann...
Wednesday, December 19, 2018
-
Maxaa Loo Aanaynaa Shaqo Ka Caydhinta Man United ee Jose Mourinho ?
Wararka laga helayo Kooxda Manchester United waxa ay sheegayaan in shaqada laga eryay tababarihii kooxdaasi, Jose Mourinho, kadib labo sano iyo badh oo uu tababare u ahaa kooxdaasi.
War qoraal ah oo ka soo baxay kooxda ayaa lag...
Wednesday, December 19, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|