Madaxwayne Biixi oo Magacaabis Iyo Xil Qaadis Ku Sameeyay Qaybo Kamida Xukuumaddiisa
December 31, 2018 - Written by admin
madaxwaynaha somaliland ayaa magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay qaybo kamida xukuumadiisa waxaana uu agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda u magacaabay maxamed cabdi gurxan

halka uu agaasimaha guud ee cadaaladda u magacaabay cabdiraxmaan faahiye musaabaqo
gudoomiyaha madbacadda qaranka ayuu isna u magacaabay maxamuud raage
halka uu gudoomiyihii gobolka soolna u magacaabay cabdiqani maxamud jiidhe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS