-
Hooyooyin Madaxtooyada agteeda ku Ganacsada oo Cabasho ka muujiyay Dawladda Hoose ee Hargeysa
Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku hor ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyay masuuliyiinta Degmada 26-junne ee Dowlada Hoose, Iyagoo masuuliyiintaasi ku eedeeyay in ay si qasab ah uga rarayaan goot...
Wednesday, December 19, 2018
-
Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waxay Kamid Ahaayeen Fulaydii SNM”Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab
Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waxay Kamid Ahaayeen Fulaydii SNM"Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 19, 2018
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti oo Qasrigiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dawladda Somaliya
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay madaxwaynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
newsinisdeRa’iisul wasaare ku-xigeenka dalka iyo madaxwayne Ismaaci...
Tuesday, December 18, 2018
-
Sucuudiga oo Cambaareeyey Qaraarkii Mareykanka
Sacuudi Carabiya ayaa ku gacan seertay qaraarka Aqalka Senate-ka Mareykanka ee ku baaqay in Mareykanka uu soo geba gebeeyo taageerada uu siiyo dagaalka Sacuudiga ee Yemen, islamarkaana dhaxal-sugaha dalkaas ku eedeeyey dilka weriy...
Tuesday, December 18, 2018
-
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Ku Riday Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartey kiis ku saabsan musuq-maasuq loo haystay wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa'uud.
Wasiir ku-xigeenka ayaa horay shaqo j...
Tuesday, December 18, 2018
-
Raysal Wasaare Khyare oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Qodobadii Laga Wada Xaajooday
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inuu kulan gaar ah caawa la qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Kulanka labada dhinac ayaa ka dhacay meel ka baxsan xafiiska ra'...
Tuesday, December 18, 2018
-
Fanaanka Cawale Aden oo Gaadhay jabuuti Dibna Uga Laabtay Muncaaradnimadii uu Ku Hayn Jiray Dawladda Jabuuti
Fanaanka Cawale Aden oo Gaadhay jabuuti Dibna Uga Laabtay Muncaaradnimadii uu Ku Hayn Jiray Dawladda Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 18, 2018
-
Kulankii Guddoonka Golaha Shacabka Somaliyeed oo la Isku Afgartay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Is afgarad laga gaaray kulan maanta magaalada Muqdisho ku dhaxmaray guddoonka sare ee Golaha Shacabka, gaar ahaan guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.
Xildhibaan Nuur Iidoow Beyle oo ka mid ah...
Monday, December 17, 2018
-
Mukhtaar Roobow oo Weli Xidhan iyo Ololaha Doorashada Koonfur Galbeed oo Halkeedi Ka Sii Socota
Mukhtaar Roobow Cali Abu-Mansuur oo ka mid ah musharrixiinta u tartameysa jagada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa weli xiran iyada oo ay ololaha doorashada Musharrixiinta doorashada ay maanta ka billaabatay magaalada Baydhaba.
...
Monday, December 17, 2018
-
Dawladda Somaliland oo Gabood Ka Dhiganaysa Soo Dhawaynta Wufuud Oromo ah Kadib Markii uu Raysal-wasaaraha Ethiopia Xadhiga U Jaray
Dawladda Somaliland oo Gabood Ka Dhiganaysa Soo Dhawaynta Wufuud Oromo ah Kadib Markii uu Raysal-wasaaraha Ethiopia Xadhiga U Jaray
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 17, 2018
« Previous Page — Next Page »