-
Axsaabta Muncaaradka Iyo Madaxwaynaha Somaliland oo Isa Soo Horfadhiistay Qodobadda Is Fahan Ahna Ka Soo Saaray Khilaafkoodii
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Hoggaanka Saddexda Xisbi ee UCID, Waddani iyo Kulmiye, ayaa isla qaatay in doorashada golayaasha deegaanka iyo Wakiillada ee wakhtigeedii dib uga dhacday ku qabsoonto dhammaadka sannad...
Monday, December 17, 2018
-
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Digay Nabad Galyo Darro Ka Dhalata Xanaftii Doorashadda
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Digay Nabad Galyo Darro Ka Dhalata Xanaftii Doorashadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 16, 2018
-
Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay Tirada Ciidanka Xoogga Dalka ee Diiwaangashan
Cabdi Siciid Muuse Cali la taliyaha amniga ee Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Ciidamada u diiwaangeshay Dowladda Soomaaliya ay gaarayaan sagaal kun (9,000) oo Askari.
La taliye Cabdi Siciid ayaa qoraal uu ku daabacay boggii...
Sunday, December 16, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeenadiisii Khilaafku Kala Irdheeyay oo Dib U Kulmay
Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labdiisa ku xigeen ayaa la ogaaday in ay ku kulan uu ku dhex maraayo hoteelka Paradise oo Muqdisho ku yaalla.
Kulanka oo ah mid ay albaabada u xiranyihiin aya...
Sunday, December 16, 2018
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Isku casilay Xiisada ka Taagan Koonfur Galbeed
Wasiirkii howlaha Guud,Dib u dhiska iyo Gureynta dowladda Soomaaliya Cabdifitaax Maxamed Ibraahi Geeseey ayaa goor dhaw sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in sababta uu isaga ca...
Sunday, December 16, 2018
-
Golaha Wakiiladda oo La Hordhigay Xeer Cusub oo Kala Jihaynaya Hawlaha Shaqo ee Wasaaradda Gaadiidka Iyo Haayadda Wadooyinka
Golaha Wakiiladda oo La Hordhigay Xeer Cusub oo Kala Jihaynaya Hawlaha Shaqo ee Wasaaradda Gaadiidka Iyo Haayadda Wadooyinka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 16, 2018
-
Xildhibaan Nacnac oo Badka Soo Dhigay Waxqabad La’aanta Xukuumadda ee Gobolka Hawd Iyo Baaqa uu Dirayo
Xildhibaan Nacnac oo Badka Soo Dhigay Waxqabad La'aanta Xukuumadda ee Gobolka Hawd Iyo Baaqa uu Dirayo
Isha Ku Hay Baligubadlemdia...
Sunday, December 16, 2018
-
Raysal Wasaare Khayre oo Si Adag Uga Hadlay Mooshinkii Laga Keenay Madaxwayne Farmaajo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa diginin culus u diray xubnaha mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Farmaajo, isaga oo sheegay inaan lagu cabsi gelin karin “xukunka ayaan idinka rideynaa”
Khudbad u...
Saturday, December 15, 2018
-
Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo
Xoghayaha Duulista ee xisbiga Waddani Md Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu shaaciyey in madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu qarka u saaran yahay inuu gabi ahaanba xidhmo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 15, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo Hadda Ka Hadlay Xadhiga Sheekh Roobow Iyo Xaaladda Baydhabo
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd Warbaahinta kula Hadley magaalada Moqdisho ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada ka taagan magaalada Baydhabo
Ugu Horeyn Gudoomiye Mursal ayaa w...
Saturday, December 15, 2018
« Previous Page — Next Page »