-
Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Baligubadle oo Eedaymo Culus U Jeediyay Wasiirka Daakhiliga + Baaqooda Ku Wajahan Madaxwaynaha
Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Baligubadle oo Eedaymo Culus U Jeediyay Wasiirka Daakhiliga + Baaqooda Ku Wajahan Madaxwaynaha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 15, 2018
-
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Ereteriya oo soo gaba gabeeyey wada hadalladii uga socday Villa Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga ka dha...
Saturday, December 15, 2018
-
Beesha Caalamka oo Ka Hadashay Xaalada Ka Soo Korodhay Magaalada Baydhabo
War saxaafadeed ay wada jir u soo saaraan Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaalada ka soo kordhay magaalada Baydhabo, iyagoo sheegay inay ka walaacsan yihiin dhacdooyinka u dambeeyay ee ka dhacay Koofur Galbeed, gaar ahaan rabsha...
Saturday, December 15, 2018
-
AMISOM oo Walaac Ka Muujisay Xadhiga Mukhtaar Roobow Iyo Xaaladda Magaaladda Baydhabo
War ka soo baxay xafiiska wakiilka gaar ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM Ambassador Francisco Madeira ayaa lagu sheegay in xafiiska midowga Africa uu si dhaw ula socdo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed gaar aha...
Saturday, December 15, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay ee Baydhabo Xildhibaan Lagu DIlay Iyo Xaaladda oo Cakiran
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhaw ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Galbeed.
...
Friday, December 14, 2018
-
Ardayda Maqalka Naafada Ka ah oo Isku soo Bax ka Dhigay Magaaladda Boorama
Ardayda maqalka naafadda ka ah ee dhagooleyaasha ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada Boorama, waxaanay diidanayeen maamulka dugsigoodoo oo ay sheegeen in aanu aqoon farta dhagooleyaasha.
Ardaydan ayaa boodhadh ay ku xardhan yih...
Friday, December 14, 2018
-
Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘’ Waa Nasiib Darro Dibadbaxyada ka Socda Baydhabo
Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif Sheekhu-na Maye ayaa ku baaqay in la joojiyo dibadbaxyada ka socda magaalada Baydhabo.
Waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in dad ...
Friday, December 14, 2018
-
Boorama” Gudoomiye Sharmaarke oo Kaadhadhka Shaqaalaha U Qaybiyay Ardaydii Ku Guulaysatay Imtixaanka
Boorama" Gudoomiye Sharmaarke oo Kaadhadhka Shaqaalaha U Qaybiyay Ardaydii Ku Guulaysatay Imtixaanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 14, 2018
-
Milicsiga Shakhsiyaadkii Ay Cigaal, Rayaale, Siilaanyo Iyo Muuse U Xusheen Siyaasadooda Arrimaha Dibadda Iyo Duruufaha Maanta Ee Gobalka
Marka la eego xaaladaha siyaasadeed ee gobalka Geeska Afrika, waxa ay dad badani qabaan inay Somaliland baahi weyn u qabto qorshe siyaasadeed khaaraji oo culus oo lagu waajaho amuuraha gobalka ka taagan.
Waxa dadka xidhiidhka c...
Friday, December 14, 2018
-
Daawo Barnaamij Hordhaca oo Been Iyo Mala Awaala oo Lagu Sheegay Waxqabadkii Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Daawo Barnaamij Hordhaca oo Been Iyo Mala Awaala oo Lagu Sheegay Waxqabadkii Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 13, 2018
« Previous Page — Next Page »