Faysal Cali Waraabe oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Cashuurta Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta
December 26, 2018 - Written by admin
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogtay warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha dalka, Isagoona Xukuumada ugu baaqay inaanay warbaahinta burburin