-
Shirkadda Korontadda ee Indhobirta oo Wasiirka Tamarta Ku Eedeeysay Inuu U Xagliyo Shirkadii uu U Shaqayn Jiray ee Sompower
Warsaxaafadeed ay soo saartay Shirkadda INDHO-BIRTA qaybteeda laydhka ayaa cabasho xoogan iyo jariimado dhinaca awooda fulinta ah ka tirsanaysa Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, waxay Warsaxaafadeed ay shirkaddu...
Thursday, December 13, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Deegaano Somaliland Ah U Saxeexay Raysal Wasaaraha Ethiopia Iyo Madaxwaynihii Somaliland oo Khadka Ka Baxsan
Iyada oo wali dad badani is waydiiyaan nuxurka qarsoon ee heshiisyada qarsoodiga ah ee dhex maray Madaxweynaha waddanka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa soo baxaya xogo ...
Thursday, December 13, 2018
-
Xukuumadda Soomaaliya oo Markii ugu Horeysay ka Hadashay Mooshinka Ka Dhanka ah Madaxweynaha
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay mooshinka xil ka qaadista oo madaxweynaha Soomaaliya ay ka gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.
Ra’iisal wasaare Ku-xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guullee...
Thursday, December 13, 2018
-
Soomaaliya oo Guul 4-1 ah Kaga Adkaatay Xulka Kubadda Cagta Jabuuti
Kooxda xiddigaha qaranka ee 20 jirada Soomaaliya ayaa bandhig caalami ah ku soo bandhigay dalka Jabuuti, kaddib labo guul oo xiriir ah oo ay gaareen.
Kulan xiiso lahaa oo xiddiga 20 jirada Soomaaliya ay la ciyaareen galinkii da...
Thursday, December 13, 2018
-
Madaxwaynaha Eritrea oo Gaadhay Muqdisho Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Iyo Wararkii U Dambeeyay
Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray ...
Thursday, December 13, 2018
-
Guddoomiye Mursal oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Mooshinka ka Dhanka ah Madaxweyne Farmaajo
Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya.
...
Wednesday, December 12, 2018
-
Haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Borama Ku Qabatay Imtixaan Loogu Tartamayo 50 Boos
Haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Borama Ku Qabatay Imtixaan Loogu Tartamayo 50 Boos
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 12, 2018
-
Madax Xilal Kala Gadisan Hore Uga Soo Qabtay Dalka oo Dhexdhexaadninaya Axsaabta Muncaaradka Iyo Xukuumadda oo Khilaaf Kala Irdheeyay
Madaxweyne ku xigeenadii hore ee somaliland oo kala ah Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Xasan Ciise Jaamac iyo Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa hogaaminaya dedaalo la doonayo in layskugu soo dhaweeyo mucaaridka iyo muxaafidka oo ku kala foga...
Wednesday, December 12, 2018
-
Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay Heshiis Somaliya Ku Bixisay Kaluumaysiga Baddaha Somaliwayn
Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Md Xassan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey heshiis ay dhawaan Somaliya la gashay shirkad Shiinaha laga leeyahay isla markaas na uu heshiis kaas yahay ...
Wednesday, December 12, 2018
-
Maxaa Sababay In Siyaasiyiinta Somaliland Ka Hadlaan Marxaladda Siyaasadeed ee Somaliya, Kana Muquurtaan Ta Somaliland ?
siyaasiyiinta somaliland ayaa wakhtiyadan dambe la soo baxay inay ka hadlaan siyaasadda iyo arrimaha dawladda somaliya xilli ay hadal dhaaftay islamarkaana ay khadka ka baxsantahay siyaasadda somaliland oo loo baahnaa inay ka hadl...
Tuesday, December 11, 2018
« Previous Page — Next Page »