-
Muqdisho” Mooshinkii Maamuus Ka Xayuubinta Madaxwayne Farmaajo oo Jabay Iyo Qodobadda Loo Cuskaday
wararka ka imanaya magaaladda muqdisho ee caasimadda somaliya ayaa sheegaya inuu Buray Mooshin qaar kamida xildhibaanadda golaha shacabku diyaariyeen oo ku aadanaa Maamuus Ka Xayuubinta Madaxwaynaha dawladda somaliya maxamed cab...
Tuesday, December 11, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Warqad Rasmiya U Gudbiyay Golaha Wakiiladda Iyo Nuxurka Ay Ku Saabsanytahay
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa xildhibaanadda golaha wakiiladda somaliland u gudbiyay warqad uu kaga hadlayo kulan uu la qaato golaha wakiiladda somaliland sida uu u xaqiijiyay mudane ka tirsan golaha wakiiladda oo...
Tuesday, December 11, 2018
-
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo Safiirka Turkiga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Talyaaniga, Emanuela Del Re.
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo wasiir ku-...
Tuesday, December 11, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Agoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Suudaan
Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya.
Danjiraha dalka Turkiga Mudane Maxamed Yilmaz oo Madaxweynaha la wadaa...
Tuesday, December 11, 2018
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tobobar U Furay Taliyayaasha Saldhigyadda Booliska Hargeysa
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tobobar U Furay Taliyayaasha Saldhigyadda Booliska Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 11, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Ku Wacad Furay Cafis uu U Fidiyay Culimo Iyo Dhalinyarro Xidhxidhan oo Reer Hargeysa ah
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa ku wacad furay balanqaad uu kahor sheegay kulan uu la qaatay qaar kamida madaxda iyo siyaasiyiinta beelaha arab kuwaas oo kulan ay dhawaan la yeesheen kala hadlay sii daynta culimo iy...
Monday, December 10, 2018
-
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Madaxwayne Ku Xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi ismaaciil Saylici ayaa maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay kadib safar muddo usbuucyo ah qaatay oo ugu maqnaa dalka dibadiisa
Isha Ku Hay Bali...
Monday, December 10, 2018
-
Sucuudiga oo Ku Gacan Saydhay Inuu Dawladda Turkiga U Gacan Galiyo Dadkii Ka Dambeeyay Dilkii Suxufi Jamaal Khashuqji
Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay inaysan u gacan gelin doonin xukuumadda Turkiga dadka looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga ayaa shir jaraa'iid uu ku...
Monday, December 10, 2018
-
Wiilkii Badbaadiyay Gudoomiyaha Jabhadda ONLF oo Jigjiga Muddo Kadib Kula Kulmay
Waxaa magaalada Jigjiga ku kulmay gudoomiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cusmaan iyo darawal naftiisa halis u galiyay badbaadintiisa, markii dambana lix sano xabsi ah loo galiyay Jeel Ogaadeen.
Arrintaas ayaa dhacday ka dib ma...
Monday, December 10, 2018
-
Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta oo Beeniyay In XUkuumaddu Shirkaddo Khaas ah Kooto Ugu Xidhayso Korontadda Dalka
Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta oo Beeniyay In XUkuumaddu Shirkaddo Khaas ah Kooto Ugu Xidhayso Korontadda Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 10, 2018
« Previous Page — Next Page »