BALIGUBADLE MEDIA
” Dawladu Mucaarid Bay Tabeysaa…” Wasiir Maxamed Kaahin
December 30, 2018 - Written by editor

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md  Maxamed Kaahin Axmed  oo maanta ka hadlaayey shir weyne  ay xukuumadu u qabatey warbaahinta ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxweyne Muuse Biixi ay tabeyso doorkii mucaarid-nimo

kaahin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS