Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Xasan Shugri oo Is Casilay
December 30, 2018 - Written by admin
Waxaa iminka si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkii iska casilay gudoomiyihii rugta ganacsiga Somaliland Md Maxamed Shugri .
Gudoomiyuhu waxuu sheegay in uu xilkaas iskaga casilay sababo isaga u gaar ah
si kastaba ha ahaatee xasan shugri ayaa gudoomiyaha rugta ganacsiga ahaa shantii sanno ee u dambeeyay

Like this:
Like Loading...
COMMENTS