BALIGUBADLE MEDIA
Maxamed Biixi Yoonis oo Ka Hadlay Shirkii Jabuuti Isbedeladda Geeska Iyo Wada-hadaladda Somaliland Iyo Somaliya
December 29, 2018 - Written by admin

Siyaaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo lala yeeshay waraysi dhinaacyo badan taabanaya, ayaa kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin shirkii aragti wadaaaga ee Soomaalida ee dhawaan ka qabsoomay dalka Jabuuti, Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, Isbedelada ka socda wadamada Geeska Afrika, Heshiisyada ay wada gaadheen dalalka Itoobiya, Iritrea iyo Somalia.

maxamed biixi yoonis

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS