BALIGUBADLE MEDIA
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Hoobiyayaashii lagu Weerarray Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho
January 2, 2019 - Written by admin

Dowladda Soomaaliya ayaa War  ay ka soo saar-tay weerar-kii Hoobiyayaasha loo adeegsaday ee lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobey, waxaa ay ku  sheegtay in ay aad uga xun tahay islamarkaana cambaareyneyso

wsamniga

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid Argagixiso, islamarkaana aad uga xun yihiin ka dowlad ahaan, iyaga oo caafimaad u rajeeyay dadkii ay wax-yaaladu ka soo gaartay.

warsaxaafadeed

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS