BALIGUBADLE MEDIA
Taliyaha Boolisku Muxuu ka yidhi Baabuurta lagu Xado Hargeysa iyo Dhalinyaro Baaskoolado Dadka ku baadha?
January 4, 2019 - Written by admin

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay tallaabooyin ay ka qaadayaan dhalinyarada habeenkii dadka ku baadha caasimadda Hargeysa, isla markaana ay wadaan hawlgallo lagu fashilayo Tuugta Baabuurta xadda oo dhawaantan ku soo badanayey Hargeysa.

fadal

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS