|
wararka
-
Waraaqihii Cod Bixinta Oo Dalka Soo Gaadhay.
Waraaqihii Codbixinta doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka, ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Hargeysa.
Diyaaraddii siday Waraaqahan, ayaa ka soo degtay Madaarka Hargeysa, iyada oo ay markii Agabkan soo degayna Goobjoog ...
Friday, May 14, 2021
-
Xildhibaan Ka Sheekeeyay Sababihii Ku Kalifay Inuu Golaha Wakiiladda Isku Sharaxo.
بسم الله الرحمن الرحي Sababtii aan Baarlamaanka u Galay
Buruburkii dawladdii Soomaaliya iyo dagaaladii sokeeyey ee kala danbeeyey, waxay sababaeen dhimasho xoogle, barakac baahsan. Dhaawaca ugu weyni wuxu ...
Friday, May 14, 2021
-
Fariinta Munaasibada Ciida Ee Madaxwayne Biixi U Diray Bulshadda.
“Somaliland cadaw badan ayey leedahay oo aan jeclayn horumarkeeda iyo nabadeeda iyo wada jirkeeda, waxaan ku dardaarayaa dhammaan muwaadiniintu inay meel uga soo wada jeedaan wixii inaga khal-khalinaaya horumarkeena, nabadeena, ...
Thursday, May 13, 2021
-
“Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, Waxaan U Rajaynayaa In Ay Guul Weyn Ka Gaadhaan Doorashada” Guddoomiye Cirro”
"Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, Waxa aan u rajaynayaa In Ay Guul Weyn Ka Gaadhaan Doorashada" Guddoomiye Cirro
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Murrashaxiinta Xi...
Thursday, May 13, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Jawaabtay Hadal Kasoo Yeedhay Shirkadda Hemo Books.
War-Saxaafadeed ku saabsan hadalada ay warbaahinta marinayso HEMABOOKS ee aan sal iyo raadka lahayn.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynisku waxa ay heshiis la gashay Shirkada daabacaada ee HEMA Books taariikhdu markay ahayd 27/04...
Thursday, May 13, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Saaray Tiradda Guud Ee Codbixiyayaasha Doorashadda.
Komishanka Doorashooyinka Oo Saaray Tiradda Guud Ee Codbixiyayaasha Doorashadda
Tirada dadka isu diiwaan galiyey in ay Codeeyaan, Tirada Degmo iska diiwaan gelisay iyo wadarta Guud ee dadka Gobollada dalka
Tirada isku diwaan...
Wednesday, May 12, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Madbacadda Qaranka Ku Wareejisay Daabacaadda Manhajka Waxbarashada Dalka.
"Afar boqol oo kun oo Carruur ah ayaa laga doonayaa Madbacadda Qaran in ay buugtooda Daabacaddo oo aan la waayey saddexda bisha July" Wasiir Toorno.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa daabacaada Manhajka q...
Tuesday, May 11, 2021
-
Hemo Books Oo Ka Hadashay Hadalo Kasoo Yeedhay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada.
"Haddii aanu moodayno in inta uu Wasiir Iska soo tooso Odhanayo, Madbacadda Qaranka ayaa ku wareejinay shaqadii aanu bulshada u haynay, maal gashiga intaas leeg maanu samayneen." Cabdiraxmaan Nuux Cigaal, Shirkadda HEMO Books
...
Tuesday, May 11, 2021
-
Ghanaian Vlogger WODE MAYA Normalizes Corruption In Somaliland
Hargeisa (BGM) – Wode Maya, a famous Ghanaian national known for his social media travels through African countries, has recently arrived in Hargeisa, the capital of Somaliland.
Wode Maya during his stay in Somaliland feature...
Monday, May 10, 2021
-
Kornayl Doolaal Oo U Jawaabay Madax Dhaqameed Sii Dantiisa Ka Hadlay.
Kornayl Doolaal Oo U Jawaabay Madax Dhaqameed Sii Dantiisa Ka Hadlay.
https://youtu.be/IZOQY3XufYM...
Monday, May 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|