-
Halkee Ayuu Ku Dhacay Gantaalkii Chineseka Ahaa Ee Cirka Heehaabayay.
Halkee Ayuu Ku Dhacay Gantaalkii Chineseka Ahaa Ee Cirka Heehaabayay.
https://youtu.be/cueJwr385JU...
Monday, May 10, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay.
WAREEGTO MADAXWEYNE-09 /05/2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jam...
Monday, May 10, 2021
-
Aby Ahmed Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Cusub Oo Isku Xidhaysa Laba Magaalo.
Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa Xadhiga ka jaray' Wado cusub oo isku xidhaysa 'Batu iyo Hawassa.
Wadadan oo dheerarkedu Yahay' 92KM iyo 32M. ayaa muuhiim u ah' isku socodka bulshada iyo Ganacsiga Dalka Ethi...
Sunday, May 9, 2021
-
Eng Cabdiqaadir Iimaan Hadii Uu Kamid Noqdo Golaha Deegaanka Waa Shakhsiga Ugu Dhaw Inuu Noqdo Maayarka Caasimadda “Qalinkii Ustaad Hassan”
Engineer cabdiqadir iimaan hadii uu kusoo baxo xildhibaanimada golaha deegaanka waa shakhsiga ugu dhaw uguna fursadaha badan inuu noqdo maayirka caasimada hargeisa sababahan soo socda:
1. Waa engineer taasoo u sahlaysa in b...
Sunday, May 9, 2021
-
Geeljire Oo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ku Eedeeyay Inuu Kasoo Horjeedo Somaliland.
Geeljire Oo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ku Eedeeyay Inuu Kasoo Horjeedo Somaliland.
https://youtu.be/eYcbVW1T3z0...
Saturday, May 8, 2021
-
Somaliland Oo Noqotay Dalkii Afraad ee Afrika ee Lagu Hirgeliyo In Aad Moobilkaaga Ku Isticmaasho Simcard la’aan.
Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel oo Daah-furtay adeegga Somtel e-Sim oo kuu suurtagelinaaya in aad moobilkaaga ku isticmaasho simcard la'aan.
p
Adeeggan ayey sheegeen Masuuliyiinta Shirkadda Somtel inuu yahay mi...
Saturday, May 8, 2021
-
Kornayl Doolaal oo Xabsiga Laga Sii Daayay.
Kornayl Jaamac Maxamuud Aadan (Doolaal), ayaa xabsiga laga sii daayey ka dib markii uu xidhnaa muddo ku dhow laba bilood.
Kornaylka oo Maxkamadda Ciidanku ku xukuntay muddo laba sanno oo xabsi Ciidan ah, ayaa maanta xoriyad...
Saturday, May 8, 2021
-
Sudan Oo Sheegtay Halka Ay Ethiopia Ka Dhisay Biyo Xidheenka Iyo Masar Oo Soo Iibsatay Diyaarado Dagaal.
Sudan Oo Sheegtay Halka Ay Ethiopia Ka Dhisayso Biyo Xidheenka Iyo Masar oo Diyaaraddo Dagaal Iibsatay.
https://youtu.be/hkh1uJfiDgE...
Wednesday, May 5, 2021
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Raxmaadkii Ilaahay Ee Dalka Ka Dhacay.
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Raxmaadkii Ilaahay Ee Dalka Ka Dhacay.
https://youtu.be/J70VNplYu6w...
Wednesday, May 5, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Cullimadda Magaaladda Muqdisho.
Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Cullimadda Magaaladda Muqdisho.
https://youtu.be/uZT7YLrQj5s...
Wednesday, May 5, 2021
« Previous Page — Next Page »