-
Qarammadda Midoobay oo Ka Hadashay Xaaladda Suxufiyiinta Somaliya.
Qarammadda Midoobay oo Ka Hadashay Xaaladda Suxufiyiinta Somaliya.
https://youtu.be/XfatvAHR0tA...
Tuesday, May 4, 2021
-
“Si Cad Waxaanu U Qeexaynnaa In Aannaan Xisbi Ahaan Marnaba Aqbali Karin Sii Socodka Xadhiga Iyo Tacaddiyada Ka Dhanka ah Murashixiinta Xisbiga WADDANI “Guddoomiye Cirro”
Hargaysa (BGM) Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay kulan uu maanta kula yeesheen Magaalada Hargeysa Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriisku u soo Magacowday Dalalka Jamhuuriydda ...
Tuesday, May 4, 2021
-
Xisbiga WADDANI oo Dacwad Ka Gudbinaya Musharraxiin Ka Sharraxan Xisbiga KULMIYE oo Somaliya Xilalka Kasoo Qabtay.
Xisbiga WADDANI oo dacwad ka gudbinaya musharraxiin ka sharraxan Xisbiga KULMIYE oo Somaliya xilal ka soo qabtay iyo kuwo aan buuxin shuruudaha musharraxnimada.
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI Mudane Maxamuud Cabdi Ja...
Tuesday, May 4, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Banaanka Soo Dhigay Hogaan Xumadda Haysata Ciidanka Booliska Somaliland
Faysal Cali Waraabe Oo Banaanka Soo Dhigay Hogaan Xumadda Haysata Ciidanka Booliska Somaliland
https://youtu.be/5Cw5m1MjzDU...
Monday, May 3, 2021
-
Saadaasha Doorashadda Golaha Wakiiladda ee 31 May 2021
SAADASHA DOORASHADDA WAKIILADDDA 2021
Doorashadda la filaayo in ay qabsoonto 31 May 2021 waxa ay kala heli doonan xisbiyaddu sidan ka muuqata sawirka hoose.
Saadashani waxa ay ku salaysantahay awooda codadka musharaaxiinta u...
Monday, May 3, 2021
-
Barnaamijka Muwaadinka Iyo Miisaaniyadda 2021
Barnaamijka Muwaadinka Iyo Miisaaniyadda 2021
https://youtu.be/QJeE3RwkYEA...
Monday, May 3, 2021
-
Xisbiyadda Muncaaradka Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay Qorshe Khalkhal Galinaya Hanaanka Doorashooyinka.
Labada Xisbi Mucaarad Oo ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu Joojiyo wax ay ugu yeedheen ficillada Guracan ee Hay'addaha Dawladddu ku hayaan hannaanka doorashada
...
Sunday, May 2, 2021
-
Farmaajo Oo Hawlaha Qabashada Doorashadda Iyo Amnigeeda Ku Wareejiyey Raysal Wasaarihiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku dhawaaqay inuu hawlihii doorashada iyo fulinteedii uu ku wareejiyey Raysal Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble
Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkan ka sheegay k...
Sunday, May 2, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo Ka Socday Dalka Qadar.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo safar shaqo ku yimi dalka Somaliland, kana socday dalka Qadar oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Ra’...
Sunday, May 2, 2021
-
Khasaaraha Ka Dhashay Raxmaadkii Maanta Ka Da’ay Hargeysa.
Khasaaraha ka dhashay daadadkii iyo roobkii maanta ka da'ay Hargaysa iyo tirada Gaadiidkii uu qaaday , guryihii uu gudaha u galay oo Ciidanka Dab-demisku ka hawl-galeen.
1. Tirada dadka laga soo badbaadiyay Daadadka : 172 ...
Saturday, May 1, 2021
« Previous Page — Next Page »