|
wararka
-
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye oo Ku Faanay Guulo Waawayn oo Ay Ka Gaadhayaan Doorashooyinka.
" Xisbiga KULMIYE sidii uu horeba ugu guulaysan jiray doorashooyinkii Somaliland ka dhacay, oo tii u dambaysay uu ku guulaystay 55%, waa in aynu maantanna ku guulaysanaa, waxa aan idinkula dardaarmayaa inaad guntiga dhiisha iskaga...
Sunday, April 25, 2021
-
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Farmaajo oo Walaac Ka Muujiyay Dhaqaale Xumo Lasoo Daristay Xukuumadda uu Ka Tirsanyahay.
Wasiirka Maaliyadda Dawladda wakhtigeedu dhamaaday ee Farmaajo ayaa Walaac xoogan ka muujiyay dhaqaale xumo lasoo daristay Dawladda uu ka tirsanyahay kadib markii qaadhaan bixiyayaashu ka joojiyeen dhaqaalihii ay siin jireen Wasii...
Sunday, April 25, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Casho-sharaf ku maamuusay murrashaxiinta goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka ee Gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag .
Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa casho-sharaf ku maamuusay murrashixiinta xisbiga ku meteli doonta doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag.
Munaasibadda casho-sha...
Sunday, April 25, 2021
-
Somaliland oo Qalabka Oxygenta Ugu Deeqday Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.
Somaliland oo Qalabka Oxygenta Ugu Deeqday Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.
https://youtu.be/wsUE4poNYYY...
Saturday, April 24, 2021
-
Muddo Kordhinta Farmaajo Ayaa Ka Khatarsan Alshabaab “Taliyaha Africom”
Taliyaha Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa guddiga senete-ka ee arrimaha amniga u sheegay in caqabadda amni ee ugu weyn ee haatan ka jirta Soomaaliya aysan ahayn kooxda Al-Shabaab, balse ay tahay muddo korosig...
Saturday, April 24, 2021
-
Maxaa Ku Cusub Liiska Komishanka Doorashooyinku Soo Saareen Ee Musharaxiinta Xisbiyadda.
Liiska iyo astaamaha Murrashaxiinta saddexda Xisbi qaran u soo sharaxeen Golaha Wakiillada Somaliland ee Gobolka Dalka .
Astamaha iyo Magacyada Murrashaxiinta ee la shaaciyey ayaa noqonaya kuwa rasmiga ah ee lagu soo daabici do...
Friday, April 23, 2021
-
Nuxurka Hadallo Wasiirro iyo Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ka Jeediyeen Munaasibad loo qabtay Murrashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee gobollada Awdal, Maroodi Jeex iyo Saaxil.
Nuxurka Hadallo Wasiirro iyo Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ka Jeediyeen Munaasibad loo qabtay Murrashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee gobollada Awdal, Maroodi Jeex iyo Saaxil
...
Wednesday, April 21, 2021
-
Xisbiga KULMIYE Casho-sharaf Ku Maamuusay Murashaxiinta Saddexda Gobol ee Galbeed iyo Degmooyinka Derejada Koowaad (A) ee Hoos yimaadda.
Xisbul-xaakimka talada Jamhuuriyadda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa caawa casho-sharaf ku maamuusay murrashaxiinta golaha wakiillada uga sharraxan gobollada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal oo ay wehelinayaan murrashaxiinta xisbig...
Wednesday, April 21, 2021
-
Hooyo Waayeela oo Bulshadda Ka Codsatay In La Caawiyo.
Hooyadani waa 80-jir ah isla markaana uu waayuhu lagday, waxaana korkeeda ka muuqday duruufaha dhinaca nolosha ee ay la daala dhacayso.
Hooyadani malaha ubad iyo cid kale oo u gargaarta midna, cod hoose oo dhuunteeda dirqi ...
Wednesday, April 21, 2021
-
Madaxwayne Danney oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed.
Madaxwayne Danney oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed.
https://youtu.be/3fLS6L_2kKk...
Tuesday, April 20, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|