Muddo Kordhinta Farmaajo Ayaa Ka Khatarsan Alshabaab “Taliyaha Africom”
Taliyaha Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa guddiga senete-ka ee arrimaha amniga u sheegay in caqabadda amni ee ugu weyn ee haatan ka jirta Soomaaliya aysan ahayn kooxda Al-Shabaab, balse ay tahay muddo korosig...