|
wararka
-
Komishanka oo saddexda Xisbi u qaybiyey Astaamaha Murrashaxiintooda Wakiillada iyo Deegaanka.
Komishanka doorashooyinka Somaliland, waxa ay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama astaantii musharraxiinta golaha wakiiladda iyo deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 astamood leeyah...
Friday, April 16, 2021
-
Guddoomiyaha Ururka Online-ka Somaliland Ee SOMA Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Guddoomiyaha Ururka Online-ka Somaliland Ee #SOMA Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
“Waxaan rabi uga rajaynayaa shacabka Somaliland, bahda Saxaafadda Online-ka iy...
Wednesday, April 14, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Mowqifkiisa La Xidhiidha Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda
Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa guud ahaan bulshada Islaamka, gaar ahaan shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo xal...
Wednesday, April 14, 2021
-
“Somaliland waa albaabka (irrida) Taiwan ay ka gali lahayd Afrika”
“Somaliland waa albaabka (irrida) Taiwan ay ka gali lahayd Afrika"
Somaliland iyo Taiwan: laba dhul oo saxiibo kooban leh lakiin midba midka kale leeyahay
Somaliland iyo Taiwan waa laba dhul oo leh dowlado si buuxda u sh...
Wednesday, April 14, 2021
-
“Waxaan rabaa inaan iftiimin ku sameeyo arinta xisbiga Waddani mucaaridada ka raadiyay” Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni
"Waxaan rabaa inaan iftiimin ku sameeyo arinta xisbiga Waddani mucaaridada ka raadiyay"
Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey qoraal, uu qoray Af-hayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaama...
Monday, April 12, 2021
-
Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo hadhimo Sharafeed u sameeyay dhalinyaradda Iyo aqoonyahanka Degmooyinka Axmed dhagax Iyo 31 May ee Caasimadda Hargeysa.
Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo hadhimo Sharafeed u sameeyay dhalinyaradda Iyo aqoonyahanka Degmooyinka Axmed dhagax Iyo 31 May ee Caasimadda hargeysa
https://youtu.be/SQ...
Monday, April 12, 2021
-
Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeerka Furista Ururadda Iyo Axsaabta.
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cod ku ansixiyey wax ka beddelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda ee 14/2021-ka, kaas oo maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen Mudaneyaasha Golahaasi.
...
Saturday, April 10, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hambalyeeyey Madaxweynaha Jabuuti oo Dib Loo Doortay.
Hargeysa (BGM) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Iyo Shacbigiisa, Guushii Ay Ka Soo Hooyeen Doorashadii Madaxtinimada Ee Dalkaasi.
Madaxweynaha Jamhuuriya...
Saturday, April 10, 2021
-
Madaxweyne Geele Oo Markale Loo Doortay Madaxwaynenimadda Waddankaas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Jabuuti, ee maalintii jimcihii ka dhacday Jabuuti.
Madaxweyne Geelle, ayaa helay 96.77% codadka dadweynaha Jabuuti dhiibte...
Saturday, April 10, 2021
-
Xaaskii Proff Buubaa Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
Marwo Sabaax Cabdi Ibrahim oo ah Xaaska Siyaasiga Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Caawa Lagu xidhay Magaaladda Hargeysa.
Xukuumadda ayaan Weli Ka Hadal Xadhiga Marwo Sabaax ,waxaana xadhigeeda warbaahinta u xaqiijiyay sey...
Saturday, April 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|