BALIGUBADLE MEDIA
Cali Gurey Oo Markale Saadaaliyay Kuraasta Golaha Wakiiladda Ee Xisbiyaddu Kala Helayaan.
May 20, 2021 - Written by Ahmed ALI

ODOROSKA NATIIJADA DOORASHADA WAKIILADA

Waxa Qoray: Cali Gurey

Doorashadii hore ee 2005tii 82ka kursi ee wakiilada waxay sadexda xisbi u kala heleen sidan:
UDUB 33 kursi
KULMIYE 28 kursi
UCID. 21 kursi
Isugeyn. 82 kursi

Doorashadan lafteeda ayaa laga yaabaa in wax badani aanay iska bedeli doonin marka aynu eegno odoroskan oo ah qiyaas shakhsi.
Doorashadan qiyaastii sadexda xisbi waxa ay u kala heli karaan 82ka kursi sidan:
Kulmiye. 34 kursi
Waddani 29 kursi
Ucid. 19 kursi

FAAHFAAHINTA LIXDA GOBOL-DOORASHO

AWDAL 13 KURSI
Kulmiye 6
Waddani. 4
Ucid. 3

MAROODIJEEX 20 KURSI
Kulmiye 9
Waddani. 7
Ucid. 4

SAAXIL 10 KURSI
Kulmiye 4
Waddani. 3
Ucid. 3

TOGDHEER-15 KURSI
Kulmiye. 5
Waddani. 7
Ucid. 3

SOOL. 12 KURSI
Kulmiye 5
Waddani. 4
Ucid. 3

SANAAG. 12 KURSI
Kulmiye 5
Waddani. 4
Ucid. 3
والله يعلم و نحن لا نعلم

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS