BALIGUBADLE MEDIA
Qaabkee Ayaa Loo Doortaa Maayarada Iyo Ku Xigeenadda Magaalooyinka?
June 8, 2021 - Written by Ahmed ALI

Qaabkee ayaa loo dooran doonaa Guddoomiyeyaasha Goleyaasha Deegaannad dalka ahna Maayiradda Magaalooyinka dalka, Yaase shirka guddoomin doona.

Xubnaha Goleyaasha Deegaannada dalka, ayaa la dhaarin doonaa marka ay Maxkamadda Gobolku ku dhawaaqo natiijada kama dambaysta ah ee doorashada.
Fadhiga lagu dhaarinayo, waxa shir guddoomin doona mudanaha ugu da’ a weyn.

Wasiirka arrimaha Guddaha ayaa cayimaya maalinta ay fadhiisan doonaa, sida uu sheegay qodobka 77-aad ee Xeerka ismaamulka gobollada iyo degmooyinka ee Xeer 23/2019

COMMENTS