BALIGUBADLE MEDIA
Faysal Cali Waraabe Iyo Xildhibaanadda Garabka Cabdikariin Axmed Mooge Oo Kulmay.
June 11, 2021 - Written by Ahmed ALI

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xubnaha Gole Deegaanka ah ee taageersan Abdikariim Ahmed Mooge, ayaa kulan uga socdaa Magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga hadlay Arrinta Maayarnimada Hargeysa oo loollan adag ka taagan yahay.

Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa inuu taageero Maayirnimada Mooge, isaga oo dhinaca kalena ka shaqaynaya loo heshiisiin lahaa murrashax Maayar ee Siciid Cabdisamad Cudhay iyo Cabdikariim Ahmed Mooge, oo labadooduba damac ka hayo Hoggaaminta Golaha Deegaanka ee Hargeysa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS