BALIGUBADLE MEDIA
Cabdi Shakuur Ciddin Oo Markale Loo Doortay Maayarka Magaaladda Berbera.
June 15, 2021 - Written by Ahmed ALI

Fadhigiii Golaha Deegaanka Magaaladda Berbera oo maanta  yeeshaan Golaha deegaanka Cusub Ee dhawaan la Doortay ayaa Markale dib Loogu doortay maayarkii hore ee magalaadda Berbera Cabdi Shakuur ciddin Iyadoo maayar ku xigeenkana loo doortay nuur cadde

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS