Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Furista Ururadda Siyaasadda.
June 27, 2021 - Written by Ahmed ALI
Golaha Guurtida Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Nidaamka Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka
Golaha waxa fadhiyay 52 Xildhibaan waxa ogolaaday 48 Xildhibaan waxa diiday 2 Xildhibaan waxa ka aamusay 1 xildhibaan sidaasi ayuu ku ansaxay.
Ansixinta xeerkan Ayaa Meesha Ka saaraya damaashaadkii Xisbiyadda Muncaraadka Ee Ku Aadanaa Maayaradda Dalka Iyo shir gudoonka Golaha Wakiiladda Iyadoo ujeedada Ugu waynina ahayd inay laalaan Marka Guurtidu Dib Ugu Soo Celiso xeerkan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS