BALIGUBADLE MEDIA
4 arrimood Oo Ka Dhalan Kara Soo Laabashada Jabhadda Tigreega.
June 29, 2021 - Written by Ahmed ALI

Dagaalka Ethiopia saaka socda iyo arrimaha dhici kara
Possible Scenario

1. In Ciidanka TPLF ay kusoo durkaan dhinaca magaalada Addis Ababa, taas macheheeda yahay in tariikhii 1991 dib usoo noqotay, inkstoo ay xulafadii EPRDF Iyana manta jirin sidii Oromo Liberation Front (OLF) oo xiligaa Derg ka dagaalamaysay dhulka Oromda iyo waliba Ciidanka dhinaca Eritrea oo marka ay TPLF Jaal ahayeen iyo waliba jabhadihi Sidamo, Wolayta IWM.
2. Ta labaad in ciidamda TPLF iyo kuwa mucaaradka Eritrea oo iskaashanya ay weerar ku qadaan Maamulka Esseyas Afewerki oo ay xukunka ka tuuraan taas ayaa aad suragal u ah
3. Ta udambaysa waa iney beesha caalamka ama reer Galbeedku dhexdhexadin sameeyan keenta xabbad joojin iyo xaal siyasadeed oo waara.

4. In Meleeshiyaadka Liyu Haylooj ee Qoomiyada Amxaaradu iyo inta ciidan difaaca Qaranka ee Ethiopia ay ku sameeyaan Af-gembi Abiye Axmed ama khaarijin siyaasaded dhacaan gudaha dawlada Fedralka ah Ethiopia. Hadaba waxaan aan anigu filaya iney dhacdo ta koowaad ooh iney ku si qaaan dhinaca Magalada madaxda Addis Ababa oo ay markale talada Ethiopia qabsadaan.

Waxa qoray Maxamed Salaad

COMMENTS