Faysal Cali Waraabe Oo Fariin U Diray Madaxwayne Biixi.
June 27, 2021 - Written by Ahmed ALI
“Madaxweynaha Waxaan Leeyahay 30 Xildhibaan Ayaad Heshay Iimaanso, Labadii Xisbi Ee Kale Ayaa Helay 52 Xildhibaan, Shir-gudoonka Isbahaysiga Leh Xumaanna Maaha, Ee Waa Isku Dheeli-tirka Dhadhaarada Qaranka”
“Madaxweyne Jooji Sharci Darrada Aad Waddo Ee Aad Rabto In Dad Kale Xisbi Kale Kasoo Baxay In Ay Xisbigaaga U Codeeyaan”
“Wada-hadal Dambe La Gali-mayno Somalia, Farmaajo-na Waxaan Leeyahay..,”
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id qabtay.
Isha Ku Hay Baligubadle media
.
Like this:
Like Loading...
COMMENTS