|
wararka
-
Jawdalka Ololaha Doorashooyinka Somaliland oo La Soo Saaray
Jawdalka Ololaha Doorashooyinka oo la soo saaray, UCID oo u horreysa, KULMIYE oo Ku xiga iyo Waddani oo u dambeeya kal-tanka
...
Saturday, May 22, 2021
-
Shacabka Waxaan Ku Boorinayaa Inay Doorashadda Ku Galaan Isku Duubni Walaalnimo Iyo Dal Jacayl.
"Shacabka waxa aan ku boorinayaa in ay doorashooyinka ku galaan isku duubni, walaalnimo iyo dal jacayl, kana dhigaan mid cadawgeenu ka naxo." Madaxweyne Muuse Biixi.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ug...
Saturday, May 22, 2021
-
Cali Gurey Oo Markale Saadaaliyay Kuraasta Golaha Wakiiladda Ee Xisbiyaddu Kala Helayaan.
ODOROSKA NATIIJADA DOORASHADA WAKIILADA
Waxa Qoray: Cali Gurey
Doorashadii hore ee 2005tii 82ka kursi ee wakiilada waxay sadexda xisbi u kala heleen sidan:
UDUB 33 kursi
KULMIYE 28 kursi
UCID. 21 kursi
Isugeyn. 82 kursi
...
Thursday, May 20, 2021
-
Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Madaxwayne Biixi.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ayaa Ka Jawaabay hadalo kasoo yeedhay Madaxwayne Biixi mar Uu habeen hore khudbad ka Jeedinayay Munaasibad lagu xusayay xuska maalinta lasoo noqoshadda qaranimadda Somaliland ee 18-ka may.
“Waxaan ...
Thursday, May 20, 2021
-
Sidee Ayuu Xisbiga Kulmiye U Ogolaaday Inuu Cabdiraxmaan Cirro Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda.
Sidee Ayuu Xisbiga Kulmiye U Ogolaatay 2005-tii In Cabdiraxmaan Cirro Uu Noqdo guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Maxayse Hoggaankii Kulmiye Uga Cadhoobeen Soo Jeedintii Faysal Cali Waraabe, Sababtii ay markii dambe se u qaateen Maxa...
Thursday, May 20, 2021
-
Jaaliyada Somaliland Ee Washington, DC Oo Qabtay Xuska 18 MAY. SAWIRO
Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Washingtond, DC iyo agagaarkeeda ayaa si balaadhan uxusay maalinta 18 MAY oo ah maalintii Somaliland magaalada Burco kaga dhawaaqday inay dib ula soo noqotay madax banaanideedii.
...
Thursday, May 20, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulamo Sagootin Ah La Yeeshay Qaar Kamid Ah Wufuuddii Dalka U Timi Ka Qaybgalka Munaasibadda 18-Ka May.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulamo Sagootin Ah La Yeeshay Qaar Kamid Ah Wufuuddii Dalka U Timi Ka Qaybgalka Munaasibadda 18-Ka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kul...
Wednesday, May 19, 2021
-
Geelle Iyo Uhuru Kenyatta Oo Muuse Biixi U Adeegsaday Dagaalka Ay Farmaajo Kula Jiraan.
Geelle Iyo Uhuru Kenyatta Oo Muuse Biixi U Adeegsaday Dagaalka Ay Farmaajo Kula Jiraan.
https://youtu.be/q1eRPVqix2M...
Sunday, May 16, 2021
-
Guulaha Diblomaasiyadda Somaliland iyo Dedaalkii Madaxweyne Biixi Uga Hirgalay Socdaalkii Jabuuti “Cumar Maxamed Faarax”
Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay jeceshay inay iskaashi iyo amni kula macaamisho dalalka ay oodwadaagta iyo dariska yihiin, waxaana ay muddo dheer ahayd deyr sharka iyo shiddada kaga gudban dalalka Itoobiya iyo Jabuuti oo soohdin ...
Sunday, May 16, 2021
-
Haayadda Caafimaadka Aduunka Oo Komkisnanka Doorashooyinka Ku Wareejisay Qalabka Kahortaga Covid 19.
Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa ka guddoomay Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo uu wehelinayo Midawga Yurub oo uu metelayay Safiirka Midawga Yurub, Ambassador Nicolas Berlanga Deeq ka kooban Agabka Ka-hortag...
Sunday, May 16, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|