BALIGUBADLE MEDIA
Anigu Diyaarbaan U Ahay Inaan Saddexda Doorashaba U Tartamo Ee Ninkii Wax Isla Hayaa Banaanka Ha Iskeeno” Gudoomiye Cirro”
July 9, 2021 - Written by Ahmed ALI

“Dalka waxaa ku soo socda 3 doorasho oo kale, doorashada 1aad waa doorashadii golaha guurtida oo ah inay ku qabsoonto sanad gudihii oo ka bilaabmaya 31-may, doorashada labaadna waa doorashada madaxtooyada oo iyaduna ku beegan 13 nov 2022, doorashada 3aad-na waa tii ururada siyaasada. sadexdaba anagu diyaar baanu u nahay ninkii wax isla hayaa banaanka ha u soo baxo”.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

COMMENTS