BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaan Xayir Oo U Tanaasulay Cumar Jaamac
July 9, 2021 - Written by Ahmed ALI

Xildhibaan Maxamuud Xayir, oo ka mid ahaa xilhdibaanada loolanka ugu jira Shirguddoonka Wakiillada Somaliland gaar ahaana guddoomiye ku-xigeenka koobaad ayaa maanta u tanaasulay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, oo isbahaysiga Mucaaradku jagaasi u garteen.

Sawirka waxa ku weheliya xildhibaan Cabdilaahi Yuusuf, oo ka odayeeyay tanaasulka mudanahan.

Xigasho: Xasan Galaydh

COMMENTS