BALIGUBADLE MEDIA
Maxkamadda Sarre Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Rasmiga ah ee Doorashadii Deegaanka Iyo Wakiiladda Somaliland
July 7, 2021 - Written by Ahmed ALI

Maxkamadda Sare ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL oo maanta soo saartay natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii golaha Wakiillada JSL.

Hoos ka akhriso qaraarka Maxkamadda, liiska lixda (6) gobol murashaxiintooda soo baxay iyo kaydka ku soo xiga.

COMMENTS