BALIGUBADLE MEDIA
Xuska Sanadguuradii 61-aad Ee Kasoo Wareegtay Maalintii Somaliland Xoriyadda Qaadatay Caawa Lagu Qabanayo Madaxtooyadda. 
June 25, 2021 - Written by Ahmed ALI

Xuska Sannad guuradda 61-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska 26 June 1960-kii, ayaa caawa ka qabsoomaysa xarunta Madaxtooyada Somaliland, halkaas oo ay ka bilaabi doono goordhow, iyada oo marti sharaf tirro badan oo isugu dubalamaasiyiin shisheeye, Wakiillada Somaliland u jooga dalalka adduunka iyo madax kale duwan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS