|
wararka
-
Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Saaka Ka bilaabmay Somaliland Iyo Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka War bixiyay.
Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Saaka Ka bilaabmay Somaliland Iyo Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka War bixiyay.
https://youtu.be/bM9MT0B3UZk...
Saturday, June 19, 2021
-
Adisababa Safaaradda Ethiopia Ee Somaliland Oo Daahfurtay Adeegyo Cusub Oo Muwaadiniinta Loo Qabanayo.
Kulan ay soo qabanqaabisay safaaradda JSL ay ku leedahay dalka Itoobiya, isla markaana dhexmaray masuuliyiinta safaaradda iyo qaar ka mid ah muwaadiniinta kala duwan ee ku nool magaalada Addis Ababa ayaa maanta ka qabsoomay xarunt...
Saturday, June 19, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqasho Ugu Tegay Dufcadda Saddexaad Ee Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Jimce ah shaqada qarankana laga nasanayey wuxuu wakhti la soo qaatay Dufcadda saddexaad ee Barnaamijka shaqo qaran ee ku jira dugsiga Carbiska Tababark...
Friday, June 18, 2021
-
Mid Kamida Xildhibaanadda Kasoo Baxay Xisbiga Waddani Oo Xildhibaanadooda Uga Digay Inay Laaluush Qaataan.
Xildhibaan Sheekh Siciid Maxamed Ismaaciil (Sokeeye) oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilllada ee cusub kana soo baxay Xisbiga Waddani, ayaa uga digay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada in ay qaataan Laaluush, isaga oo xusay in a...
Friday, June 18, 2021
-
Codka In La Iibsadaa Waa Xaaraan ‘Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir”
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, oo khudbadii Jimcaha ku soo qaatay halista Laaluushku leeyahay, ayaa waxa uu ka digay cawaaqib xumada ay leedahay laaluush qaadashadu, weliba dadka mad...
Friday, June 18, 2021
-
Cabdi Shakuur Ciddin Oo Markale Loo Doortay Maayarka Magaaladda Berbera.
Fadhigiii Golaha Deegaanka Magaaladda Berbera oo maanta yeeshaan Golaha deegaanka Cusub Ee dhawaan la Doortay ayaa Markale dib Loogu doortay maayarkii hore ee magalaadda Berbera Cabdi Shakuur ciddin Iyadoo maayar ku xigeenkana l...
Tuesday, June 15, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Markii Ugu Horaysay Cadeeyay Inuu Yaasiin Faratoon U Wato Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu caddeeyey inuu madaxweyne ahaan dhisayo oo ay ka go’an tahay sidii uu xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir u noqon lahaa guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, isaga oo sharraxay sababa...
Tuesday, June 15, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Qaabilay Xildhibaanadda Xisbigiisa Uga Soo Baxay Golaha Wakiiladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doora...
Tuesday, June 15, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Kulan Wadatashiya La Qaatay Xikdhibanadda Xisbiga Ee Golaha Wakiiladda.
Xisbiga KULMIYE oo kulan Wada-tashi ah la qaatay xildhibaannada uga soo baxay golaha wakiillada
Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta kulan ballaadhan oo wada-tashi ah la qaatay dhammaanba xildhibaannada cusub ee g...
Tuesday, June 15, 2021
-
Soltelko Oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Duqa Caasimadda Hargeysa.
Soltelko Oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Duqa Caasimadda Hargeysa.
https://youtu.be/Uc99oDOcWg8...
Sunday, June 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|