Cabdirisaaq Khaliif Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland.
August 3, 2021 - Written by Ahmed ALI
Golaha Cusub Ee Wakiiladda Somaliland Ayaa fadhigoodii ugu horeeyay Ee Maanta Ku doortay inuu Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda noqdo Cabdirisaaq khaliif Axmed Oo Kasoo Baxay Xisbiga Muncaaradka ah Ee Waddani Waxaanu Ka Guulaystay Oo Ay jagadan kuwada tartameen Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamud xiir faratoon Oo Kasoo Baxay Xisbiga Kulmiye.

Cabdirisaaq Khaliif Ayaa helay 42 cod halka Yaasiin Faratoon isna helay 39 cod
Sidaasna ay Guushu Ku raacday Cabdirisaaq khaliif Axmed Inuu Noqdo Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiiladda Somailand.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS