BALIGUBADLE MEDIA
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Doortay Shirgudoon Cusub
August 3, 2021 - Written by Ahmed ALI

Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa goor dhawayd Doortay Saddexda xubnood Ee noqon doonaa Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland iyagoo ay Ku guulaysteen

Cabdirisaaq khaliif Axmed Gudoomiye

Siciid mire giire Gudoomiye Ku xigeenka koobaad

Cali xaamud jibriil Gudoomiye Ku Xigeenka labaad

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS