|
wararka
-
Maxkamadda Sarre Oo Dalka Oo Shaacisay Wakhtiga Maxkamadaha Degmooyinku Ku Dhawaaqayaan Natiijadda Doorashadda Heer Degmo.
Maxakamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay wakhtiga Maxkamaddaha Degmooyinka dalku ku dhawaaqi doonaan natiijada rasmiga ah ee doorashadii ka dhacday falka 31 May.
Qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Maxka...
Sunday, June 13, 2021
-
Wakhtiga ay Qabsoomayaan Fadhiyadda U Horreeya ee Goleyaasha Deegaanka Oo La Shaaciyey.
Wakhtiga ay Qabsoomayaan Fadhiyadda U Horreeya ee Goleyaasha Deegaanka Oo La Shaaciyey
...
Sunday, June 13, 2021
-
“Fashilka Beesha Arab & Siraha kugadaaman” C/Lahi Jawan WARAYSI Xasaasi ah.
“Fashilka Beesha Arab & Siraha kugadaaman” C/Lahi Jawan WARAYSI Xasaasi ah.
Waraysi qaade AhmedNassir Jibril Farah.
https://youtu.be/3TToyGSBss4...
Friday, June 11, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Iyo Xildhibaanadda Garabka Cabdikariin Axmed Mooge Oo Kulmay.
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xubnaha Gole Deegaanka ah ee taageersan Abdikariim Ahmed Mooge, ayaa kulan uga socdaa Magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga hadlay Arrinta Maayarnimada Hargeysa oo loollan adag k...
Friday, June 11, 2021
-
Siciid Cudhay Oo U Tanaasulay Cabdikariin Axmed Mooge.
Tanaasulka Siciid Cabdisamad Cudhay, muxu ina tusayaa?
■ In aanu jirin Murrashax Maayar oo Xisbiyad Mucaaradku wataan, marka laga reebo Abdikariim Abdikarim Ahmed Mooge
■ Inuu Mooge yahay Murrashax keliya ee Xisb...
Friday, June 11, 2021
-
Cabdikariin Axmed Mooge Haku Xisaabtamo Duruufaha Siyaasiga ah Ee Dalka Ka Jira.
Somaliland siyaasaddeedu maaha meel hadyad wax la isku siiyo, si kasta oo shacabku ku wadaan, haddana duruufo dhab ah ayaa jira oo aan markasta ku caawinayn, dhaqan siyaasaddeed ka soo jireenka ah ee ku dhisan danaysiga siyaasiga ...
Wednesday, June 9, 2021
-
Natiijadda Doorashadda Goboladda Togdheer Iyo Maroodijeex Iyo Saamaynta Saaxadda Siyaasadda Dalka.
Madaxweynaha Jam. Somaliland waxaan si milga leh ugu bogaadinayaa go'aanka geesinimada leh ee uu qaatay taasoo uu ku calool adaygay kagana dhabeeyey hirgelinta doorashooyinkii isku-sidkanaa ee dalka ka qabsoomay 31/05/2021. Waxay ...
Wednesday, June 9, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamida Xildhibaanaddii Soo Baxay Ee Golaha Deegaanka Hargeysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaga oo ka jawaabay baaq uu maanta usoo diray Mudane Cabdikariin Axmed Mooge oo ah kamid ahaa xubnihii golaha deegaanka ee dhawaan ku guulaystay doorashadii da...
Wednesday, June 9, 2021
-
Qaabkee Ayaa Loo Doortaa Maayarada Iyo Ku Xigeenadda Magaalooyinka?
Qaabkee ayaa loo dooran doonaa Guddoomiyeyaasha Goleyaasha Deegaannad dalka ahna Maayiradda Magaalooyinka dalka, Yaase shirka guddoomin doona.
Xubnaha Goleyaasha Deegaannada dalka, ayaa la dhaarin doonaa marka ay Maxkamadda Gob...
Tuesday, June 8, 2021
-
Xildhibaano Kasoo Baxay Gobolka Sool Oo Taageero U Muujiyay Musharaxa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Faratoon
Shan Xildhibaan oo ka soo baxay Xisbiga Kulmiye kana soo jeeda Sool, ayaa sheegay in ay isku raaceen in Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) inuu noqdo murrashax Golaha Wakiillada ee meteli doona dadka Gobollada Barig...
Tuesday, June 8, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|