-
Caqabadaha Kajira Dawladaha Hoose Ee Somaliland.
Meelkasta oo shaqo kasocoto waxa jira caqabado iyo fursado is barbaryaal halkan waxaan kusoo koobayaa qaar kamid ah caqabadaha ka dhex jira dawlada hoose ee somaliland:-
1. Dano shaqsiyadeed
Waxa jirta dano shaqsiyadeed ...
Monday, June 7, 2021
-
Afayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Muncaaradku Samaysteen.
Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumad Xasan Buuni, ayaa sheegay in Isbahaysiga Mucaaradku baalmarsan yahay habkii dimuqraadiga ahaa ee ay mudanayaasha la soo doortay guddoonkooda u dooran lahaayeen, waxaanu yidhi "Dimuqr...
Monday, June 7, 2021
-
Tiradda Guud Ee Wakiiladda Afar Gobol Ee Ay Kala Heleen Saddexda Xisbi.
Tiradda Guud Ee Wakiiladda Afar Gobol Ee Ay Kala Heleen Saddexda Xisbi.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, June 4, 2021
-
Magacyadda Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Gobolka Togdheer Oo La Shaaciyay.
Magacyadda Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Gobolka Togdheer Oo La Shaaciyay.
...
Friday, June 4, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Xildhibanadda Gobolka Togdheer.
Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Xikdhibanadda Gobolka Togdheer.
Kulmiye 4
Waddani 7
Ucid 4
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, June 4, 2021
-
Natiijadda Hordhaca Ah Ee Degmadda Buuhoodle Oo La Shaaciyay.
Natiijada hordhaca ah Golaha Deegaanka Degmada Buuhoodle oo la shaaciyay.
1⃣KULMIYE 4
2⃣ WADDANI 5
3⃣ UCID 2
Tirada guud ee kuraasta degmada Buuhoodle waa 11xubnood.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 2, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Digay Natiijooyinka Aan Iyaga Ka Soo Bixin.
Guddida doorashooyinka Somaliland, waxa uu ka digayaa in cid aan ahayn Mas'uuliyiinta Komishanka ee heer Degmo, Gobol iyo Qaran aannay isku dayin Sheegista Natiijooyin aan sugnayn.
Sida Xeerka Doorashadu dhigaayo Natiijooyi...
Wednesday, June 2, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Heer Degmo Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Golaha Deegaanka Ee Laascaanood.
Komishanka Doorashooyinka Heer Degmo Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Golaha Deegaanka Ee Laascaanood.
...
Wednesday, June 2, 2021
-
Goorma Ayey Soo Bixi Kartaa Natiijada Doorashayinka Isku Sidkan Ee Somaliland ?
Guddoomiyaha Komiishanka doorashooyinka qaranka Mudane C/rashiid Maxamud Cali Riyo-raac ayaa ka dalbaday hawl wadeenada Komiishanka ee ku sugan goobihii codka laga dhiibtay waxaanu ku booriyey inay ka dhabeeyaan dhaartii iyo dhex ...
Tuesday, June 1, 2021
-
Hogaamiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Dalka Ka Socda.
"Qaranka Somaliland wuxuu gaadhay halbeegii dimuqraadiyadda ee uu dunida ugu sheegi lahaa in uu xaqiijiyay doorashooyin xor ah oo xalaal ah, kuwaas oo aan inta badan Africa ka dhicin" Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan
Hogga...
Tuesday, June 1, 2021
« Previous Page — Next Page »