BALIGUBADLE MEDIA
“TPLF, Waa Kansar ay tahay in laga ciribtiro geeska Afrika”Abiy Axmed”
July 18, 2021 - Written by Ahmed ALI

Abiy Ahmed, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa qoraal uu goor dhaw shaaciyey xaafiiskiisa ku sheegay dawladdiisu ka shaqaynayso sidii xidida loogu siibi lahaa TPLF, oo uu ku eedeeyey in ay yihiin Cancer ay tahay in laga ciribtiro geeska Afrika, wuxuuna sheegay in ay qaadayaan howlgal culus.

Abiy Ahmed, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, ayaa sheegay in dowladiisu ka shaqaynayso sidii ay xididaha ugu siibi leheed dagaalyaha TPLF, oo uu sheegay in ay yihiin “Cancer ay tahay in laga ciribtiro geeska Afrika”.

Qoraalka uu baahiyay Xafiiska Wasiirka 1aad ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in ay qaadayaan howlgal culus.

“TPLF Xididada ayaan u siibaynaa si ay u hirgashana dhammaanteen waa inaan u midoownaa sidii aan usoo af-jari lahayn”ayuu yiri Abiy Ahmed

Xigasho: Mustaqbalradio

COMMENTS