”Xildhibaankii jabiya sharciga xisbiga Ucid kursiga ayuu banaynayaa”. Eng. Faysal Cali Waraabe”
July 18, 2021 - Written by Ahmed ALI
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sharci darro ku tilmaamay Heshiis ay wada gaadheen Xildhibaanno ka tirsan UCID iyo Xisbiga KULMIYE, waxaanu sheegay in Xildhibaannadaas ay ka hor yimaadeen Siyaasaddii iyo sharcigii Xisbiga
Eng. Faysal Cali Waraabe, oo u warramayey BBC, waxa uu xusay in ay Sharcigu dhigayo in kuraasta ay banneeyaan Xildhibaannada sharciga jebiya, waxaanu yidhi ”Xildhibaankii jabiya sharciga xisbiga Ucid kursiga ayuu banaynayaa”.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS