“Sabab aan maanta yooyootan Xisbi u bilownaa ilama fiicna.” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Raabi
August 4, 2021 - Written by Ahmed ALI
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Raabi, ayaa sheegay in aan loo baahnayn in yooyootan la bilaabo, Xilligan ay Xisbiga Guul darradu ka soo gaadhay doorashadii shir-guddoonka Wakiillada, waxaanu ku yidhi qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa facebook-ga
“Sabab aan maanta yooyootan Xisbi u bilownaa ilama fiicna. Shaqada Xisbiga ee maanta taagan, waa in la is waraysto, oo horena loo socdo.” Ayuu yidhi Xoghayaha Guud ee Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS