|
wararka
-
Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Hargaysa
Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Hargaysa
Suldaanka cusub Ayaa ah wiilkii Uu dhalay Alle ha u Naxaristee suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax suldaanki...
Wednesday, September 15, 2021
-
Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa.
Alle ha u Naxaristee waxa Maanta magaaladda hargeysa Lagu aasay suldaankii Guud Ee Beelaha ARABWAYNE suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax
https://youtu.be/F5I4JOmpjU8...
Wednesday, September 15, 2021
-
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Tasci U Diray Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.
INAA LILLAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan dhaqanka uga tacsiyeynayaa geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed oo ku geeriyoodey Dalka Turkiga.
Marxuumku wuxu qayb ka ahaa dadaalla...
Tuesday, September 14, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Tacsi U Diray Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax
TACSI MADAXWEYNE: 14/09/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Tuesday, September 14, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo Oo Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Sudlaankii Guud Ee Beelaha ARAB
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN CUMAR SULDAAN MAXAMED
Muqdisho, Sebteembar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u dira...
Tuesday, September 14, 2021
-
Sudlaankii Guud Ee Beelaha ARAB Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga
Alle ha u Naxaristee waxa Dalka Turkiga Ku Geeriyooday suldaankii Guud Ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad
Suldaanka Ayaa Muddo 7 bilood ah xaalad caafimaad U yaalay dhakhtar Ku yaal...
Tuesday, September 14, 2021
-
Gudoomiye Khaliif Oo Magacaabay Guddi Hoosaadyadda Golaha Wakiiladda.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shaaciyey guddi hoosaadyada Golahaas iyo Xildhibaan walba Guddida lagu daray.
Guddiyadan oo ka kooban 10 guddi, ayaa Mudaneyaasha ku jiraa guddi walba iska ...
Monday, September 13, 2021
-
Odayaasha Dan Iyo Duco Iyo Wasiir Cabdilahi Abokor Oo Yeeshay Kulan Is Laab Xaadhasho ah.
Odayaasha Dan iyo Duco iyo masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiir Cabdillaahi Abokor oo yeeshay kulan is laab-xaadhasho ah.
Odayaal, siyaasiyiin iyo Masuuliiyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cabdillaahi ...
Monday, September 13, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan
Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Hadallo ka soo yeedhay Wasiir Maxamed Kaahin iyo Wasiir Saleebaan Cali Koore.
“Kalmadda Xoghayuhu yidhi ee damaqday Saleebaan Cali Koore maaha been abuur ee isaga hore u yidhi ‘Somaliland ...
Monday, September 13, 2021
-
11 Heer Oo Uu Soo Maray Kiiska Ikraan
11 TOBON HEER OO UU SOO MARAY KIISKA IKRAAN
1- 26-dii June ayaa la waayay
2- 27-dii July ayaa war lagu soo qorey Warbaahinta dowladda lagu sheegay in xeer illaaliyaha ciidanka uu guddi 3 xubin ah u saaray
3- Labadii Bishan Se...
Monday, September 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|